Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhagayso:- Galmudug Oo qaadaysa Howlgal ka dhan ah Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Maamulka Galmudug  ayaa maanta ku dhawaaqay dagaal lagu qaadao kooxda Argagixisada ah ee Al-shabaab ee ku sugan  deegaanada ay galmudug ka taliso.

Ciidamada maamulka galmudug ayaa  heegan buuxa lagaliyay ,waxaana lafilayaa in maalmaha soo socda  howl galkaasi labilaabi doono.

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug  Sheekh Maxamed  Cali Xasan Shaakir ayaa maanta hadalkan ka sheegay tababar uu u soo xiray  Ciidamo katirsan maamulka galmudug oo mudo dhowr bilood ah halkaasi uu tababar uga socday.

Halkan kadhagayso .

      shaakir

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this