Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Nugaal oo xilka laga qaaday.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland,Abshir Yuusuf Ciise ayaa maanta xilka ka qaaday guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Nugaal,Xaashi Xuseen Faarax,waxaana xilkaasi loo magacaabay,Cabdisamad Xaamud Maxamed,sida ku cad Warqad ka soo baxday Xafiiska Wasiirka.

Xaamud.jpg?resize=720%2C960

The post Guddoomiyihii Waxbarashada gobolka Nugaal oo xilka laga qaaday. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this