Jacaylbaro Posted March 3, 2009 HAPPY BIRTHDAY TO YOUUUUUUUUUUUUUU Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2009 Yes i noticed it before you removed yesterday ,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted March 3, 2009 WAR Ninki nuune ahaa maanta ma maalintiisiba .... dhalaso wacan sxb ..SO BAR BAAR Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted March 3, 2009 lool@JB, war heedhe, mar hadii 45 la gaaro bday la maba dhigto, shukran anyway, waayeel mar hadii la noqdo war looma hayo da' I blame Kool-Kat, ayadaa i qarxisey, adna waad ka warqabtey markaan wax kala xaseenayey, labadiinuba laba kadabshiir baad tihiin Orange my dear af buus buus, thanks camal waxaa soo xasuustey turkaana aka istiinka camal Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted March 3, 2009 Istiinka aa ?? ,,,, Inaalillaahi ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted March 3, 2009 Happy Birthday to my longtime friend Nuune. bar baar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kamaavi Posted March 3, 2009 Ani iyo Nuune isku maalin ayaan dhalanay. Laaliin gu'yaal badan ayaan ka wey nahay. Nuune soo barbaar, Aabaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted March 3, 2009 Happy b-day Nuune.... May the coming years bring lots of happiness your way... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cawaale Posted March 3, 2009 Happy B.day Nuune..(Magacaaba Cajiib ah sxb. Ma adigaa rabo in aad duqowdo).. Nin geed qudhac/qurac ah hootsiisa ku dhashay aa B-day loo sheegaa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 3, 2009 Originally posted by nuune: I blame Kool-Kat , ayadaa i qarxisey, adna waad ka warqabtey markaan wax kala xaseenayey, labadiinuba laba kadabshiir baad tihiin I beg your pardon sir? WHAT? :mad: :mad: I have no knowledge of what you speak of, iskiyuus me... Farancab, dhalasho wacan oo wanaagsan eedo...Sanadyo badan oo caafimaad, cibaado suuban, iyo caruur qeylo badan baan kugu duceeyey... NUUNKA, habi baarisdhay hee odayga...Waa lagu ogyahay inaa bambino tahay oo oday oday iska doodoontid...Ilaahay da' odaynimo caafimaad iyo cimridheeri iyo cibaado suuban hakugu gaarsiiyo adna... Ciao PS, kalaab makuu kaxeynaa weekenka? Mise baakoor iyo wheelchair fadaase? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 3, 2009 Maxaa meeshan dad iska waalaaya jooga..Bday my foot aa ini dhahay Shimee la bartay baartisday iyo sheekadaan? Nuuno yaa lagaa waalin nin yahow ee ka seexo sheekadaan.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Valenteenah. Posted March 3, 2009 Jacaylbaro waa imtixaan! Happy birthday to Nuune and Farancab. Nabad iyo caafimaad Ilaahay ha idinku gaadhsiiyo sanadka kale. Amin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted March 3, 2009 Originally posted by Gheelle.T: Maxaa meeshan dad iska waalaaya jooga..Bday my foot aa ini dhahay Shimee la bartay baartisday iyo sheekadaan? Nuuno yaa lagaa waalin nin yahow ee ka seexo sheekadaan.. Adi minaa taada la'ogeyn haku qaraariin ciyaal biidkaan yaah... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gheelle.T Posted March 3, 2009 KK, teyda maba la haayo, laakiin forum iska naadiska iyo xayeesiiska aa i dhibooya.. Haye adi isbitaal Martina aa ku dhalatay miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites