Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka Xaliimo Yarey “Odayaasha dhaqanka doorashada 2020ka wax dowr ah kuma lahaan doonaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka soomaaliya  sanada 2020 ka waxaa lafilayaa in ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, taas oo ay ku rajo wayn yihii shacabka iyo Dowladda Fadaraalka Soomaaliya oo uu hogaamiyo mudane Maxamed C/laahi Farmaajo.

Gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee dalka ayaa maalmahanba gobolada dalka kawaday wadatashi ku aadan qaabka ugu haboon ee ay udhici karo sanada 2020ka doorasho kaduwan kuwii horay dalka uga dhici jiray taas oo laguna soo doortay madaxda haatan talada haysa iyo kuwii ka horeeyay.

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Xaliimo Yarey ayaa warbaahinta u sheegtay in 2020 ka aysan wax dowr ah kulaheen doorashadan Odayaasha dhaqanka.

Hoos ka Dhagayso.

      Z0000001 - My Recording

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this