Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Magaalada gaalkacyo Oo mudo kooban horumar kutalaabsatay

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudigii Nabadeenta magaalada gaalkacyo ee ka socday dhanka Dowladda Fadaraalka Soomaaliya kuna sugnaa maalmahan magaalada Gaalkacyo ayaa kawarbixiyay halka ay marayso xasilinta magaalada iyo Ciidamadii isku dhafka ahaa ee laga hirgaliyay magaalada Gaalkacyo.

Agaasimaha guud ee wsaarada gaashaandhiga ee Soomaaliya Sonkor Jaamac Geyre oo kamid ah Gudiga howlaha Nabadeynta gaalkacyo ayaa sheegay in waxbadan ay iskabadaleen magaalada tan iyo markii ladhisay Ciidamada isku dhafka ah ee labada dhinac.

 

Waxa uu sheegay Agaasimaha in magaalada ay samaysay mudooyinkii udambeeyay koboc dhanka dhismaha ah, ayna soo noqotay bilicdii magaalada taas oo uu sheegay in ay ku timid Amniga magaalada kajiro oo xiliyada habeenkiiya saqda dhexe marka ay tahay dhalinyarada iyo haweenkuba ay ku caweeyaan labada dhinac ee magaalada ayna isku gudbaan shacabka  koonkurta iyo waqooyiga magaalada.

Hoos ka dhagayso.

      Agaasimaha gaa shaandhiga sonkor

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this