Sign in to follow this  
Deeq A.

Video: Nabadoonka Guud Ee Beesha Jareer weyne Oo Bosaaso lagu Caleemo Saaray

Recommended Posts

Deeq A.   

Nabadoonka Guud ee Beesha Jareer weyne Nabadoon Maxamed Axmed Xaaji ayaa maanta lagu caleemo saaray magaalada  Bosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland .

Xaflada ayaa waxaa ka soo qayb galay Nabadoono, Ugaasyo ,Haween iyo dhamaan beelweynta jareerweyne  oo ka kala timid gobolada Nugaal iyo Mudug.

Beesha Jareer weyne ayaa ka mid ah beelaha murq maalka ah ee gobolada Puntland ku noolaa 27kii sano ee la soo dhaafay.

 

 

vlcsnap-error236.png vlcsnap-error596.png vlcsnap-error671.png vlcsnap-error826.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this