Sign in to follow this  
Deeq A.

Video: Turkiga Oo Saldhig labaad Oo Milatari ka Dhisaya Duleedka Magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Turka ayaa duleedka magaalada Muqdisho ka dhisaysa xarun lagu tababaro Ciidamada xooga dalka Soomaaliya.

Saldhigan ayaa waxaa laga dhisi doonaa degmada wadajir waaxda jenaraal daa uud .

Taliyaha Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ,Wasiirka Gaashaandhiga iyo Gudoomiyaha  Gobolka Banaadir Injineer Yariiso ayaa saraakiishii Turkiga ka socotay ku wareejiyay dhulkii laga dhisi lahaa xeradaasi Milatari.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this