Sign in to follow this  
Deeq A.

Amar cusub oo ka soo baxay madaxweyne Xaaf

Recommended Posts

Deeq A.   

Cadaado (Caasimada Online) – Wareegto kasoo baxday xafiiska Hogaamiyaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale ‘’Xaaf’’ ayaa lagu joojiyey bixinta dhulalka banaan degmada Hobyo.

Wareegtadan ayaa timid kadib markii buuq ka dhashay dhulal banaan oo ku yaala magaalo xeebeedka Hobyo.

Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Hogaamiyaha ayaa lagu amray Gudoomiyaha degmada Hobyo in uu joojiyo dhulalka la iibsado ee degmada Hobyo ilaa iyo Amar dambe.

1518860907-13960476915a87fa6bba6df-28233642_2113357522227607_492227710_n.jpg?w=696

The post Amar cusub oo ka soo baxay madaxweyne Xaaf appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this