Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:- Dowladda Qadar Oo Gaadiid Ciidan ku Wareejisay Dowlada Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Qadar ayaa maanta dowladda Fadaraalka Soomaaliya ku wareejisay gaadiid ciidan oo ah nooca  Landcroserka ah.

Gaadiidkan cusub ayaa tiradooda waxa ay gaarayeen 30 gaari oo ah  gaadid loogu talagalay Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Dowladda fadaraalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa ka gudoomay gaadiidka Danjiarah Dowladda Qadar ee Soomaaliya Eng. Xasan Bin Xamza waxaan uu uaga mahad celiyay dowlada Qadar taakulada markasta ay lagarab taagantahay Dowlada Fadaraalka Soomaaliya.

Hoos ka daawo Sawirrada.

 

1-4-300x169.png 2-5-300x169.png 3-3-300x169.png 4-3-300x169.png 5-3-300x169.png 6-3-300x169.png 7-3-300x169.png 8-3-300x169.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this