Sign in to follow this  
Deeq A.

Video: Soomaali ku xirnayd dalka Liibiya Oo Muqdisho laga Soo dajiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

ilaa iyo 11 Maxbuus oo kuxirnaa dalka libiya ayaa maanta laga soo dajiyay  garoonka diyaaradaha Aadan Cade  ee magaalada Muqdisho .

Siidaynta Maxaabiistan ayaa timid kadib markii wafdi ka socday Dowlada fadaraalka soomaaliya ay gaareen dalkaasi liibiya ,una Suurtagashay in ay soo daayaan dadkan oo ku xirnaa xabsiyada dalkaasi Libiya.

Dowlada ayaa sheegtay sidookale in ay soo dayn doonto  30 qof oo kale oo kuxiran xabsiyada dalkaasi liibiya .

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo  iyo Ra’isalwasaare Xasan Cali Khayre ayaa balan qaaday markii ladoortay in  maxaabiista Soomaaliyeed ee kuxiran Xabsiyada dalka dibadiisa ah ay soo deen doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this