Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Ahlusuna Oo Markale ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha Guud ee Culimadda Ahlusuna Wal-Jamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarx ayaa shacabka ku dhaqan gobolada Gal mudug  ugu baaqay xoojinta Amniga, horumarinta gobolka , wada shaqaynta ciidamada iyo shacabka , iyo dib uxoraynta gobolada ay gacanta ugu jiraan Al-shabaab.

 

Waxa uu sheegay in Ciidamadii Ahlusuna Wal-Jamaaca ee ka xoreeyay Al-shabaab  goboladaasi ay haatan diyaar uyihiin in ay Al-shabaab ladagaalamaan oo ay ka saaraan goobaha fara kutiriska ah ee ay gacanta ku hayaan.

Hoos ka dhagayso   Madaxa Warfaafinta  Culimada Ahlusuna Sheekh  Cali Jaamac Jakuula oo Warbaahinta usharaxaya go,aanadii ka soo baxay Gudoomiyaha Guud ee Culimadda Ahlusuna Wal-Jamaaca.

      Codka Jakuula

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this