Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Beel daaje Cali faarax Oo 100 kun Oo doolar ugu yaboohay Dhismaha Wadada Caluula iyo Kala beer

Recommended Posts

Deeq A.   

Degmada Ufayn ee gobolka bari ayaa lagu soo gaba gabeeyay  maanta kulan looga arinsanayay dhismaha wadada Caluula iyo kala beer .

kulanka ayaa waxaa ka soo qayb galay maamulka gobolka bari, kan degmada Bosaaso, Isimada dhaqanka, xildhibaano, iyo sidookale Gudoomiye yaasha 11 degmo oo ay wadadani dhexmari doonto.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa deeq lacageed oo gaaraysa 100 kun oo doolar  iyo 100 rati oo geel ah  ku yaboohay  Beeljaade Cali faarax .
Hadaha hoos k adhagayso  gudoomiyaha degmada Uafayn Cali jaamac jibril  oo faah faahinaya qodobadii kulanka ka soo baxay.
      codka gudoomiyaha Ufeyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this