Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Gudiga dhismaha wadada Ceel daahir iyo Ceerigaabo Oo lagu wareejiyay lacagdhan 70 kun Oo doolar

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaar kamid ah beelaha dagan gobolka Sanaag ayaa maanta gudiga dhismaha wadada Ceel daahir iyo Ceerigaabo ku wareejiyay lacag dhan cadadkeeda 70 kun oo doolar.

lacagtan ayaa lagu wareejiyay Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah gudiga dhismaha wadada  Ceel daahir iyo Ceerigaabo.

Beeshan ayaa sheegtay in ay ku dhimantahay qoondadii ay ugu talagaleen in ay kaga qayb qaataan dhismaha wadadan lacag dhan 130 doolar oo kale taas oo ay ku soo dari doonaan maalmaha soo socda marka layska soo uruuriyo.

Hoos ka dhagayso codka odayaasha wareejiyay lacagtan.

      Codka odayaasha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this