Sign in to follow this  
Deeq A.

Video:- Ganacsade Caan ah Oo Gaalkacyo Wado laami ah ka dhisay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ganacsade Axmed seeraa oo kamid ah Ganacsatada waa wayn ee Puntland gaar ahaan Gobolka mudug, ahna mulkiilaha Hotel Al-Jasiira ee magaalada Galkacyo ayaa wado laami ah oo isku xiri doonta xaafada garsoor iyo jidka wayn ee dhaxmara magaalada Gaalkacyo halkaasi ka hirgaliyay.

Ganacsadahan ayaa dhismaha wadadan ku bixiyay maalkiisa iyo muruqiisa,mana jirto dowllad iyo Hay,ad gaar ah oo ka taageeraysa Wadadan.

Halkan Hoose ka Daawo .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this