Sign in to follow this  
Deeq A.

Video:- Boqolaal dadweyne ah Oo udamaashaad taga maalmaha Jimcaha Xeebta magaalada Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada kismaayo  ee xarunta maamulka Jubaland ayaa kamid ah magaalooyinka sida aadka ah u samaynaya koboca, tan iyo wixii ka dambeeyay markii laga saaray kooxda nabad diidka ah ee Al-shabaab.

Magaalada ayaa dhawaan waxaa ku soo biiray  xaafado cusub oo uu dhagax dhigay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

kismaayo ayaa waxa ay kamid tahay  magaalooyinka ugu Amniga fiican marka loo bar bar dhigo magaalooyinka kale ee dalka.

Xeebta magaalada Kismaayo ayaa kamid noqtay meelaha ugu qurxdabadan xeebaha Soomaaliya  ee loo dalxiistago ,waxaana maalmaha jimcaha udamaashaad taga dadweyne farabadan oo ka kala yimaada daafaha magaalada iyo qurba joogt soomaaliyeed ee dalka ku sugan.

Hoo kadaawo Muuqaalka xeebta Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this