Sign in to follow this  
Deeq A.

Video:- Afhayeenka Isimada Puntland Garaad C/laahi Cali Ciid “Michael Keating United Nationska ayaa uga dac woonaynaa

Recommended Posts

Deeq A.   

Isimada dhaqanka Puntland ee ka soo jeeda galbeedka gobolka Sanaag ayaa ka hadlay wadahadalo lasheegay in in dalka Jabuuti uu uaga furmi doono dhawaan Dowlada fadaraalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland, wadahadaladaasi oo uu garwadeen kayahay wakiilka gaarka ah ee Qaramada midoobay Michael Keating .

Garaad Cabdilaahi Cali Ciid oo kamid ah Isimada shirkan jaraaid ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in mudo 27 sano  Malayshiyaadka  soomaaliland ay Hargaisa kaga soo duulayeen dhulka Puntland, oo ay udul qaadanayeen mudadaasi  shacaka Puntland ,base maanta aysan ahayn wax laqabali kari in Dowllada Fadaraalka soomaaliya ay Jabuuti kula gor gortanto Muuse Biixi.

Waxa uu sheegay  Garaadka in  Michael Keating  ay ka dacweyn doonaan United Nationska.

Hoos ka Daawo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this