Sign in to follow this  
Deeq A.

(DAAWO MUUQAAL)-Dowladda Puntland oo Canshuurtii ka cafay Doonta Xafiis

Recommended Posts

Deeq A.   

6 kamid Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo maantay shir saxaafadeed ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay in Canshuurta laga daayey doonta Xafiis oo badbaadinteed lagu guulaystay.

Wasiirada Shirka jaraa’id qabtay  oo kala ah Wasiirka Maaliyadda,Cabdullaahi Siciid Carshe(Dhaqaaje) ,Wasiirka Ganacsiga Cabdiweli Xirsi Cabdulle(Indha-guran),Wasiirka warfaafinta Cabdi Xirsi Cali(Qarjab),Wasiirka Amniga Axmed Cabdullaahi Yusuf(Dowlad),Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdirashiid Maxammed Xirsi,Wasiirka iyo Wasiirka Haweenka,Maryan Axmed Cali ayaa dhammaantood si weyn u soo dhoweeyay dadaalka Shacabka iyo maamulka goboka Bari ay u galeen badbaadinta hantidaasi.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this