Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Shirlalka Gaadiidka Oo ku Soo badanaya Gudaha Magaalooyinka Waawayn Ee Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalooyinka Bosaaso iyo Qardho inta udhaxaysa waxaa todobaadyadii aynu soo dhaafnay ka dhacay  ilaa iyo ku dhaad 25 shil oo kala duwan ,kuwaas oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

shilal kaasi dhacay ayaa kii  ugu darnaa waxa uu haa shir gaari oo ka dhacay gudaha magaalada Bosaaso kaas oo oo uu gaystay  gaari  waaraad ah oo qof shacab ah ku jiiray bartamah magaalada Bosaaso  kadibna darawalkii wadaha ka ahaa garigaasi uu goobta ka baxsaday .

Taliyaha laanta taraafikada gobolada bari, karkaar, haylaan iyo garda fu Maxamed Faniin yuusuf ayaa Puntlandi uga warbixinayay shilalkaasi dhacay iyo khasaarihii ay gaysteen.

      faniin

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this