Sign in to follow this  
Deeq A.

(AQRISO) Shirkii nabadaynta colaadii koonfurta Sool oo laga gaaray heshiis nabadeed.

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkii Nabadaynta Beelaha Cumar Maxamuud iyo Baharsame ayaa lasoo gabagabeeyey is afgarad Colaadii ka dhexaysay labada beelood.

Qodobadii lagasoo saaray waxaa kamid ah:-
1:In Colaadii La Joojiyo.
2:In Qolo Kasta Joogto Deegaankeeda Laysku Soo Gudbin Inta Magta La Kala Qaadanayo.
3:In Qolo Kasta Saddex Sano Ku Bixiso Magta.
4:In Dowlada Itoobiya la shaqeyso Gudiyada Nabadeenta.
Iyo qodobo kale.

Halkaan aqiso qaar kamid ah qodobadii kasoo baxay.2.jpg

3.jpg4.jpg1.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this