Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Koonfur Afrika Jacob Zuma oo is Casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Wadanka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa goordhow iska casilay xilka madaxweynaha dalkaasi Koonfur Afrika.

Madaxweyne Zuma ayaa Goordhow si rasmi ah warbaahinta ugu sheegay in uu baneeyay xafiiska looga arimiyo dalkaasi Koonfur Afrika.

Jacob Zuma oo hadda ku jira da’da 75-aad ayaa loo doortay xilka dalkaasi South Afrika 9-kii May Sanadkii 2009.

Zuma oo ah Madaxweynaha Afaraad ee dalka South Afrika ayaa wajahay fadeexad musuq maasuq ah.

Xisbiga ANC  oo ah xisbi mucaarad ah ayaa sheegay in haddii Jacob Zuma uu san is casilan xafiiska si qasab ah looga saari doono.

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post

 

The post Madaxweyne Koonfur Afrika Jacob Zuma oo is Casilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this