Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Gudiga Gurmadka Qaraxii Zoobe Oo Maanta dhaqaale Gaar siiyay 81 Qof Oo kamid ahaa Ehelada dadkii kudhintay Qarixii Zoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudiga gurmadka qaraxii Zoobe ayaa maanta  lacago kaas ah uqaybiyay 81 qof oo kamid ahaa Waalidiinta dadkii  ku dhintay kuna hanti beelay qaraxii Zobe ,

Gudiga ayaa qoyskiiba waxa ay siiyeen lacag dhan 700 oo doorlar.

Gudiga ayaa tan iyo mudadii lamagacaabay waxa ay sheegeen in ay gacantooda soo gashay aduun dhan 4 malyan iyo 4 boqo oo doolar.

 

Gudoomiyaha gudigan  C/laahi Maxamuud Shirwac  ayaa Warbaahinta kulahadlay halkii lagu bixinayay deeqdan lacageed

Halkan kadhagayso.

      120101_003 - My Recording

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this