Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Ururka isxil qaamayaasha Degmada Eyl Oo Doortay Gudoomiye Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Ururka isxil qaamayaasha ee  Uhiili hor-umarka ee degmada Eyl  Ayaa maanta doortay gudoomiye cusub oo uu yeesho Ururkan .

Dhalinyarada ku midaysan Ururkan ayaa gudoomiye udoortay  C/qaadir Maxamuud Yuusuf .

Ururkan ayaa wax yaabaha ay qabteen waxaa kamid ah dhiraynta Magaalada Eyl, bilicda nadaafada ,wacyigalinta bulshada iyo ka qaybqadashada dhismaha goobaha danta guud ah.

Ururkan ayaa waxaa la aasaasay bishii 12aad 2017kii .

Degmada Eyl ayaa ka mid ah meelaha  Taariikhiga ah ee Soomaaliya ugu caan san loona dalxiis tago.

Hoos ka dhagayso.

      UHIILI

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this