Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro:- Goorma ayaa la soo Gaba gabayn doonaa Howlgalkii lagu bad baadinayay hantida saaran Doonida Xafiis ee Bosaaso ku soo caarisay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa meel gabo gabo ah maraya howl galkii lagu samata bixinayay Doonidii Xafiis ee ku soo caariday 4tii bishan meel ku dhaw dekeda magaalada Bosaaso.

Hantida saaran doontan oo lagu qiyaasay ku dhawaad 10 milyan oo doolar ayaa waxaa iska kaashaday bad baadinteeda Shacabka Ganacsatada, Dowllada ,Culimada, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.

Sawirro laga soo qaaday halka ay taalo doonidan iyo sida ay shaqada usocoto ayaa muujinaya in  howshu ay tahay mid gabo gabo ah oo u muuqata in lagu guulaystay.

 

Gudoomiyaha gudiga bad baadinta doontan Sheekh Fu,aad Xaaji ayaa warsidaha Puntlandi.com usheegay in maalinta Qamiista ah lasoo gaba gabayn doono howsha doonidan .

Xuquuqda sawirrada Bulshaawi.

BBBBBBBBB-300x156.jpg BBBBBBBBBBBBBBBBB-300x200.jpg DOOOOOOOOO-300x160.jpg FUAAD-300x200.jpg KKKKKKKKKKKK-300x179.jpg VVVVVVVV-300x160.jpg VVVVVVVVVVVVV-300x200.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this