Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso) Degmada Ufeen Oo marti galinaysa shir looga hadlayo dhismaha wadada Caluula iyo kala beer

Recommended Posts

Deeq A.   

Degmada Ufayn ee gobolka bari waxaa ka furmi doona maalinta bari ah shir looga hadlayo dar dargalinta dhismaha wadada kala beer iyo Caluula.

Wadada Caluula iyo kala beer ayaa dhaxmari doonta  ilaa iyo 11 degmo oo ay Boosaaso kamid tahay.

Gobolada bari ee loo yaqaan gaari waaga ayaan lahayn wadoonyin fiican oo ay soo mariyaan dhaqaalaha ka soo baxa gobolka garda fuu ee ubadan fooxa iyo beeyada.

Shirkan ayaa waxaa ka soo qaybgali doona Gudoomiye yaasha 11 ka degmo ee wadadan ka faaiidaysan doona ,waxayna ku bixindoonan dhismaha wadadan muruq iyo maalba.

Gudoomiyaha degmada Ufayn ee gobolka bari Cali jaamac Jariil ayaa kawaramay ujeedada shirakan iyo xiliga uu furmi doono.

Halkan hoose ka dhagayso.

      Codka degmada ufeen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this