Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso:- Xaliimo Yare” Waxaan Dhamaystiri Doonaa Afarta kursi Ee ka Banaan Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamaanka 10 naad  ee Golaha Shabka waxaa ka banaanaa ilaa iyo Afar kuri taas oo mid ka mid ah kuraastaasi  Deegaan Doorashadiisa lagu qabtay Magaalada Jowhar.

Maagaalada kismaayo ee xarunta maamulka Jubaland ayaa maanta Waxaa lagu qabanayaa  Doorashada mid kamid ah sadaxda kursi ee Haatan ka banaan Golaha Shacabka .

kurisagan ayaa doorashadiisa waxaa laqaban doonaa 15 bishan aynu ku guda jirno ,Waxayna Gudigu isku diyaarinayaan Diiwaangalinta Ergada ,Kor joogayaasha Diiwaangalintooda , lashirka maamulka Jubaland  , iyo Sugudia Amniga goobta ay Doorashadu ka Dhacayso.

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka ee DFS Xaliimo Yarey ayaa Faah faahinaysa qaabka ay Doorashadan udhici doonto iyo xiliga laqaban doono .

Hoos ka Dhagayso Cidka Xaliimo Yarey.

      Xaliimo Yarey

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this