Sign in to follow this  
Deeq A.

(Dhagayso:-DFS Oo ku Guulaysatay Nabadeenta Beelo Wada dagan Caabudwaaq

Recommended Posts

Deeq A.   

Lataliyaha Madaxaweeynaha  jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Sheekh Abuubakar Bashiir  Ee  Dhinac  Diinta  kana mid ah Gudiga  uu Madaxweeynahu u xil Saaray  Dhamaystirka  Qorshaha  Nabadaynta  Bulshada  Caabudwaaq  ayaa Ku Guulaystay  in Xal Waara laga Gaaro  Xisadii Udhaxaysay  Qaar ka Mid ah beelaha Dega dagmada  Caabudwaaq.

 

Sheekh Abuubakar  Bashiir C/laahi yaa  sheegay in ay  ku Guulaysteen Dhamaystirka  Heshiis Nabadeed  oo ay dhex  dhigeen Dhinacyada Beelahii isku hayay Degmada Caabduq Waaq  laguna Guulaystay Samaynta  ciidamo  Nabasugda ah  oo hanta Amaanka  Si ay dadku     ugu wada  noolaadaan magaalada si nabad ah.

      Talaaaaaaaaya bbbbbb

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this