Sign in to follow this  
Deeq A.

ARDAYDA DHIGATA JAAMACADA BARIGA AFRIKA OO LOO QABTAY TABABAR SHAQSIGA IYO QORSHAHIISA AH

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso-[Puntand Post]-Jaamacadda Bariga afrika xarunteeda Bosaso ayaa lagu qabtaya tababar ku saabsab qorshaha qofeed ee istartiijiga ah waxana ka faa,idaysanaya dhamaan ardayda Jaamacadda.

Maamulka Jaamacada Bariga Afrika Macalimiin tababarayaal iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka qayb galaya tababarkan oo ay Jaamacadu soo qaban qaabisya.

Dr ,Shaafici Cabdicasiis oo ka hadlaya tababarka ayaa Ardayda u sheegay in qof kasta loo baahan yahay in uu leeyahay qorsho cado oo uu meel ku mari karo.

”Ujeedad tababarka ayaa ah in qofku dajisto qorshe cad in uu yeesho Argti  in uu sameyso qorshe yaal wanagsan oo uu wax ku qabsan karo.

qorshahani wakhti badan buu u baahnaa lakiin madaama aad tihiin ardayda Jaamacada waxan rajeynayaa in aad ka faa,idaysatan”sidaas waxa yiri Dr,Shaafici Cabdicasiis oo tababarkan bixinayey.

Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Bariga Afrika  Maxamuud Maxamed Ciise oo ugu danban tababarka ka hadlay ayaa Ardayda u balan qaaday in sanadkiiba mar loo qaban doono tababar noocan oo kale ah waxana uu kula Dardaarmay in ka ,faaidaystan.

Ugu danban tababarkan ayaa ku soo dhamaaday Jawi dagan ardayduna waxa ay sheegen in si wanagsan aya uga Faa,idaysteen.

27858874_1615218785227371_14379835396107 27858495_1615218715227378_61041152466894 27857997_1615221258560457_21613787067339 27752315_1615221808560402_11859436016360 27751549_1615221501893766_63155143971964 27750870_1615217848560798_43711248601284 27751926_1615217295227520_42451438960914 27752219_1615220878560495_25723657877125 27867102_1615219148560668_59761827164650 27973152_1615221651893751_26708562972747 27973018_1615217235227526_51003339322593 27972132_1615219258560657_40583108681608 27867706_1615218258560757_72387685941400

The post ARDAYDA DHIGATA JAAMACADA BARIGA AFRIKA OO LOO QABTAY TABABAR SHAQSIGA IYO QORSHAHIISA AH appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this