Jacaylbaro Posted November 11, 2010 Sannadkan 2010ka waxa Jabuuti ka soo baxay oo la daabacay buug cusub oo aad iyo aad u qiima badan oo magaciisu yahay XEER-CIISE. Buuggan sida magaciisu tilmaamayo waxa ku qoran XEER-CIISE oo ah ka keliya ee ka nool xeerashii Soomaalida. Waa buuggii u horreeyey oo af-soomaali ku qoran oo si faahfaahsan uga warramaya XEER-CIISE iyo qodobbadiisa. Xeerka Ciisaha oo badhtamihii qarnigii 16aad loo fadhiistay isla qarnigaana la dhammays tiray ayaa ahaa tan iyo waagaa mid facba fac ka soo tebinayey sidaana nagu soo gaadhay. Buuggu waxa uu ka kooban yahay 253bog oo xambaarsan 9 cutub oo kala ah sidan: 1. Cutubka koowaad, oo ka warramaya bilawgii Xeerka,dhulka, maahmaahyada Xeerka iyo qodobbo kale. 2. Cutubka labaad, oo ka warramaya qodobbada Dhiigga 3. Cutubka saddexaad, oo ka warramaya xeerka Dheerta 4. Cutubka afraad, waxa uu ka warramayaa xeerka Dhaqaaqil 5. Cutubkaa shanaad,waxa uu ka warramayaa xeerrar qubane ah 6. Cutubka lixaad,waxa uu ka warramayaa xeerka kab Ugaas 7. Cutubka toddobaad, qabashadii Ugaaska cusub 8. Cutubka siddeedaad,waxa uu ka warramaya garnaq la qaaday 9. Cutubka sagaalaad,waxa lagu soo qaatay rag ka mid ah geesiyaashii hore ee nabadda iyo xeerka ku dhaadan jirey amma dadka wax taray. Buugga waxa qoray Cabdalla Xaaji Cusmaan oo ka tirsan (R.T.D.) Golaha Raadiyooga iyo Telefishanka Jabuuti, waa kayd hayaha isla markaana qaabilsan dhaqanka iyo suugaanta. Inta badan qodobbada xeerka ee ku qoran buugga waxa uu ka qoray ruug-caddaaga la yidhaa Jaamac Muuse Miicaad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 11, 2010 MORE ..... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 11, 2010 Somali literature much like the country has suffered for past 20 years,good to see books written in Soomaali. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted November 11, 2010 The Author of this book, passed away, its his doughtier and friend who have completed, much thanks to these too individuals and the ones who started this project. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qodax Qorax Posted January 16, 2011 Can someone explain what xeer ciise means?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted January 16, 2011 xeer-ciise:D They better name It xeer-djibouti Quote Share this post Link to post Share on other sites