Sign in to follow this  
Deeq A.

Muuqaal: Faarax Macalin oo ka digey Heshiiska ONLF Itoobiya, kana halday Xaqiiqada Itoobiya  

Recommended Posts

Deeq A.   

Nairobi (Caasimadda Online) – Siyaasiga Soomaalida Kenya ee hore u soo noqday guddoomiye ku xigeenka dalkaasi Faarax Macalin ayaa ka digay heshiiska Itoobiya la galeyso jabhadda ONLF ee Soomaali Galbeed, kana socda magaalada Nairobi.

Faarax Macalin ayaa sheegay in heshiisay Itoobiya ka raadineyso ONLF xilligan uu yahay mid ay ku dooneyso inay dan gaara ku gaarto si culeyska uga heysta qowmiyadaha kale ay ugu jeesato, wuxuuna ka digay inuu mari doono halkii ay mareen heshiisyadii hore.

halkaan hoose ka daawo

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

The post Muuqaal: Faarax Macalin oo ka digey Heshiiska ONLF Itoobiya, kana halday Xaqiiqada Itoobiya   appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this