Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo dowlad degaanka Soomaalida Ethiopia oo ku kulmay Nairobi.

Recommended Posts

Deeq A.   

27752442_2380768545274015_81084148187908Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Jubbaland Ahmed Mohamed islaam iyo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia Mudane Abdi Mohamud Omar ayaa saakay ku kulmay magaaalada Nairobi, halkaas oo uu ka socda shir lagu wada hadal siinayo dowladda Etgiopia iyo jabhadda hubaysan ee ONLF.

Shirkaan ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gabagabeeyo laganasoo saaro heshiis taariikhihi oo dhabada u xaaridoona sidii loosoo afjari lahaa colaada dhextaala dowladda Ethiopia iyo ONLF, taasoo muddo dheer soo jiitamaysay, horeyna loogu guulaysan waayay in heshiis laga gaaro.

Madaxweyne Axmed Madoobe, ayaa Nairobi u tagay sidii uu qeyb uga qaadan lahaa wada hadalkaan islamarkaana uu goob joog uga noqon lahaa heshiiska labada dhinac ay gaareen.

Puntlandi.com

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this