Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed oo magacaabay xil cusub oo muhiim ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Baydhabo (Caasimada Online)-Wareegto kasoo baxday Xafiiska Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa waxaa lagu magacaabay xil cusub.

Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Wasiiru Dowlaha Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Maamulka Koonfur Galbeed Somalia.

Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in magacaabida ay ku timid la tashi uu la sameeyay xubnaha barlamaanka Koonfur Galbeed, waxaana intaa kadib loo magacaabay Cusmaan Buube Yuusuf Rooble.

MAGACAABIS-640x830.jpg?resize=640%2C830&ssl=1

The post Akhriso: Hogaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed oo magacaabay xil cusub oo muhiim ah appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this