Deeq A.

Maamulka Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Nin Buug Lama Filaan ah Ka Qoray Madaxweyne Farmaajo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ciidammada sirdoonka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabee Maxamed Kayse Bigeeye oo la sheegay in uu buug ka qorayay madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Eng. Maxamed Keyse oo qoray buugga la magac baxay: “Tusaalaha Guusha” ayay qoyskiisa xaqiijiyeen inuu maalintii saddexaad ku xiran magaalada Hargeysa, iyadoo lagu heysto buugga uu ka qoray madaxweynaha Soomaaliya.buuug.png

Wararka ayaa sheegaya inaan weli Buugga la soo bandhigin, laakiin qoraaga yaa bartiisa facebook-ga ku soo bandhigay ogeysiis ah buugga inuu dhameystiray qoristiisa goor dhowna uu soo bandhigi doono balse Ciidamada sirdoonka Somaliland ayaa ka war helay xabsiga dhigay.

Eng. Maxamed Kayse Maxamuud ayaa ah nin dhalinyaro ah oo ku nool magaalada Hargaysa kana soo jeeda Bariga Burco, waxaana shalay la horgeeyay maxkamada gobolka Maroodi-jeex oo amartay in dib loo dhiggo kiiska dacwadda.eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee.png

Wararka qaarkood ayaa sheegaya in qoraaga xiriir la lahaa wasiirka wasiirka ganacsiga Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”, wuxuuna bartiisa Facebook kusoo banadhiggay sawirro uu ku wehliyo wasiir Maareeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

fighting ghosts, how long can you silence people, people can choose to write about Trump  weather, what  is this about?

 

I gurrentee you once it is out, it will be a hit , even if the content is rubbish!

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

MMA waa runtiis "Nin daad qaaday xumbo cuskay",  You can not jail people for their ideas and thoughts.

 

Oodweyne maxaad had iyo jeer u caydaa qabaa'il dhan oo Shiikh iyo Shariif leh.  I am surprised you live in London where this kind of racism will not be tolerated from anyone even from holders of high office. Our faith teaches us that insults does not affect the recipient but will surely affect adversely the instigator. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Waaryaa Oodwayne, what is your problem with Baydhabo and its occupants? Apart from this fellow in SOL, the people from that region are generally better than most Somalis. I, for sure would choose to live with those folks than with almost every other clan group. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne

saaxiib marka ugu horaysa waxaan kaa salaamayaa hargaysa dhulkaad u taqaan somaliland.

 

 Qofka fikirkiisa ka jawaab, badel dhaqanka aad qabiilka ugu jawaabto, waayo qof aqoon iska daaye caqli leh kuma hadlo waxaad malmaluuqday

 

Halkan hargaysa waxaan joogaa hudheel ama albeergo hadba taad u taqaanid, hablaha iyo wiilasha ka shaqeeya waa soomaali u badan degaanka aad kasoo jeedo,  waana wax lagu farxo ma'ahan in laysku caayo guryahana waa sidoo kale

 

Hab dhaqanka aqoonyahanku hadduu noqdo inuu qabiil ku faano ama shaqooyinka hoose ceeb ka dhigo waxaa lumaya qowmiyadda asaaskeeda waana tan keenaysa in loo baahdo qowmiyade kale inay noo shaqeeyaan lagana maarmi waayo,sababtoo ah adigaa ceeb laysku caayo ka dhigay iyo wixii kala mida

 

Usoo noqo mowduucaan waa masuul fikirkiisu hooseeyo sidaadoo kale markuu qoonsaday qof kale aragtidiis kuna xiray(xidhay).

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   
Quote

Halkan hargaysa waxaan joogaa hudheel ama albeergo hadba taad u taqaanid, hablaha iyo wiilasha ka shaqeeya waa soomaali u badan degaanka aad kasoo jeedo,  waana wax lagu farxo ma'ahan in laysku caayo guryahana waa sidoo kale

 

 

gooni hargeisa maxa ka samaynaysaa niyoow?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Oodwayne is not telling the truth about the Baydhabo folks. There are not many women from the region doing domestic work in Somaliland (not that there is anything wrong with it), but the fact is most domestic work is done by girls who are usually related to the families they are working for. On the other hand, I heard that the Baydhabo folks have formed cartels to control Ceergaabo's businesses. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

oodweyne's eternal enemy are the pirates. lol. he will always hate them to the bone. oodweyne adeerada niyoow uma dhiman inay Yoocada so tabtaan ee waxay u dhinteen in dulmigii lagu wadey jojiyaan. adiguna dulmi iyo dagal bad ku taamaysaa malin walba dad aan ku rabin isku khasbaysaa boowe oo waxad ledahay xiniinyan dhulkoda ku qabsanaya. lol niyoow isn't it ironic. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Oodweyne

Saaxiib adeeradaa alaha u naxariisto waxay ku dhinteen dagaal sokeeye.

 

Sokeeye ma'ahan reer odweyne iyo galbeedka burco kaliya waa intaad dal, diin iyo jinsiyad wadaagtaan.

 

Haddaad mujaahid aduunka ugu yeerto kama warqabtid waxay aakhiro ku sugan yihiin allaha fududeeyo xisaabta una naxariisto.

 

Caqligii shalay kaa xumaaday maantaa la saxaa, balse wali waxaad ku doodaysaa inaad xuduud beena dhiig ku daadiso dadkii ku dhintana mujaahidiin ugu yeerto, sidii kuwii ka horeeyay.

 

Xaggee lagu arkay nin dagaal sokeeye ku dhintay oo taalo loo dhiso?

 

Dawladdii dhexe ee soomaaliya ingiriis ma ahayn adeer waxay ka koobnayd soomaali oo dhan, idigaana qiray taas, adeeradaa  ruushkaa lagusoo taba-baray aakhirkiina qarankooday khiyaameen kala tag bay mustaqbal uga dhigeen caruurtooda.

 

London iyo hargaysa ma'adan dhaafin sidan filayo, xaqiiqda somaaliya ka jirta iyo qurba joogta quraafaadkooda farqi wayn baa u dhaxeeya runtii, waxaadna ogaan lahayd markaad dhex gasho dad aan ciduna kaaga turjumayn.

 

Reer miyi burco agteeda deggan waan la seexday meel aan nal lahayn, miisna oolin, waxayna ahayd taariikh aan waa hore iloobay, adigana waxaan kugula talin lahaa inaad baydhabo tagto habeeno ku dhaxdo, dhulkana ku safarto, si'cudurka aqoonsigu maskaxda ku reebo aad uga nabad gasho.

 

Tuka-raqdan laguu sheegayo waa geedo la waabay dadkii lahaa yaa deggan caqli xidid qudha ka nool yahay ma ogola in dhalin yaro soomaaliyeed lagu laayo wahmi lagu khaatumo seego.

 

Moge

Ninyahow dan adag yaa hargaysa iga gashay dalka soomaaliyoo dhan waa isu furan yahay shacabkaana xukuma cid baasaboor fiise kuugu dhufanaysa ma jirto.

 

Waa qurba joogta waxa xudduudka maskaxdooda ka samaystay, burtinle caano iyo nabad baa taalay allaha u siyaadiyo, ilaa hiiraan iga warayso socdaal qurux badan buu ii ahaa.

 

 

 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa gartay

Waa waydiiyay su'aashaas saaxiib waliba dad macquula, oo xil kas ah sidan u waydiiyay baan kuu sheegi, ama qaabkaan u maskax baartay

 

Ma oran halgankiinu baadil buu ahaa xaqna ma ahayn. 

 

Waxaan ku iri, ilaahay aqoonsigiina hasoo dedejiyo si aan u kala jihaysano oo labo dawladood oo darisnimo iyo walaalaaltinimo ka dhaxayso aan u noqono

 

Aamiin imay oran saaxiib.

 

Waxay ku badeleen ducadaydii in ilaahay na siiyo xukuumad caadila oo ilaahay ka baqda oo cid danbe dulmin waa xaqiiq warkaan kuu sheegayo.

 

Tan farmaajo way ogyihiin inay shaqadu ku badantahay wada hadal iyo aan kala go'no Snm usku waafaqayn.

 

Tan ugu dambaysa hogaamiyaha snm madax waynaha u dooratay iminka soo ma ogid qudhiisu inuu canshuurtii danyarta laga qaaday wax kusoo bartay sida adeerkaa ilaa gaashaanle sare?

 

Waligaa ma maqashay Nin geel jiraa oo waxba soo baran oo mujaahida ama snm magac ku leh? ...waa maya ma jiro,

 

Dadka taalada loo sameeyay iyo kuwa iminka hogaanka hayaba waa khaa'inul wadan wayna is ogyihiin kaagama baahna difaac Afkooda ha fiirin indhahooda eeg.

 

Shacabku waa caaqiliin gob ah runtii markaad la sheekaysato balse waxaa maqan raggii wax dhaqaajin lahaa inaysan wali dhallana waan u badiyay.!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Intaa ka badan ku daalin maayo saaxiib, balse baaritaan qoto dheer samee,

 

Jamhuuriyad faqiira oo subuxii jaad ku qraacata waxaa ka macno fiican adigoo dal balaaran ku lugeeya ciiddiisa daahirka ahna meeshaad ka degtaba ka dhunkada.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mahdi.A   

War ninkaan Oodweyne layiraahdo gorma laga qaban doona forumkan? 5 sano ayaan forumkan aqrisanaayey anoosan waxba kuqorin. Ninkaan qabyaalada ku qafiifay oo dhaqtarka ubaahan halaga qabto forumkaan hadaad talo rabtin Admins.

 

Wixii igu raacsan ha hasooshegan siiba kumanaanka qof ee aqristo forumkan oo aanan wax ku qorin, he has destroyed the quality of this forum

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
6 hours ago, Saalax said:

Reer Baydhaba and Buurhakaba are good folks.  They are welcome to Ceel Afweyn.

I am sure they are good folks and I respect them, but I am afraid they cannot rely on a sheegato ninny for permission to enter Somaliland. For all those who want to go to Ceel Afwayn and all the sheegato nannies hiding in Ceel Afwayn who need to be made kosher with legal documents, sultan Oodwayne is the guy to see. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.