Deeq A. Posted February 8, 2018 Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu xusayay sanad guurada koowaad ee 8 Febraayo oo ku beegan doorashadii madaxweyne Farmaajo ayaa lagu kala cararay, kadib markii kooxo careysan ay weerar kusoo baadden. Munaasabadaan oo ka dhaceysay hotelka Bin Cali ee magaalada Nairobi ayaa waxaa soo qaban qaabiyay taageerayaasha madaxweyne Farmaajo, waxaana soo weeraray dhalinyaro ka careysan kiiska C/kariin Qalbi Dhagax oo dowladda Somalia ku wareejisay dowladda Itoobiya. Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaayo kuraastii dadka fadhiisanayay oo burbursan iyo kala cararka meesha ka dhacay isla markaana meeshaasi la isku fara saaray. Dhalinyarada soo weeraray xafladda ayaa la sheegay inay ahaayeen taageerayaasha ONLF ee Nairobi oo ka careysan kiskas Qalbi Dhagax. Ciidamo ka tirsan booliska Nairobi ayaa goobta soo gaaray oo kala ceyriyay dhalinyaradii weerarka soo qaaday iyo dadkii kale ee munaasabada ka qeybgalay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted February 9, 2018 It looks like a disaster scene. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted February 12, 2018 Disappointing. So much energy being used for something not constructive. Quote Share this post Link to post Share on other sites