Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirkadda Jubbo Airways oo waxa kama jiran ku tilmaamtay hadal dhawaan ka soo Yeeray wasiirka Cadaalada Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso-[Puntland Post]-Mas’uuliyinta Shirkadda duulimayadka Diyaaradaha ee Jubbo Airweys oo  shir jaraa’id ku qabtay xarunta shirkadda ee magaaladda Bosaso ee xarunta gobalka Bari, ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay hadal dhowaan uu sheegay Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Puntland Saalax Xabiib Jaamac.

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha diinta Puntland Saalax Xabiib Jaamac oo dhawaan safar dalka dibadiisa ah dib uga soo laabataya ayaa sheegay in dadka Soomaliyeed Xajka ku tagaan lacag qaali ah oo uu arinta ku eedeeyey shirkadda Jubbo Airweys,

Masuuliyiintan ayaa cadeeyey in arintasi ay tahaya waxaba kama jiran wasiirkuna uu hubsado hadalka uu lee yahaya isla markaana ay shirkado badan ay ka wada shaqeeyan Xajka.

hoos ka daawo Muuqalka shirka Jaraa,id ee Masuuliyiinta shirkada Jubba Airweys.

Cabdiqani Boos 

Puntland Post-Bosaso

 

The post Shirkadda Jubbo Airways oo waxa kama jiran ku tilmaamtay hadal dhawaan ka soo Yeeray wasiirka Cadaalada Puntland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this