Sign in to follow this  
Deeq A.

AKHRISO: Qaraxyada iyo dilalka dhacay sanadkii ay jirtay dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa waxaa ka dhacay Qaraxyo iyo dilal kala duwan tan iyo markii 8 February  2017 la doortay Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo.

Qaraxyada iyo dilalka ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u badnaa kuwo ay taargeedkoodu ahaayen shaqsiyaad ka tirsan dowlada.

Qaraxyada ka dhacay magaalada Muqdisho tan iyo markii la doortay Madaxweynaha ayaa u badnaa kuwo miinooyin, waxaana xusid mudan in Qaraxyada waaweyn ay ahaayen ilaa 4 Qarax oo taariikhi ah.

Dilalka ugu badan ee mudada uu dooran yahay Madaxweynaha Somalia ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa u badnaa kuwo loo geysgtay shaqaale dowladeed waxaana barbar socday kuwo lagu fulinaayay gaadiid raaxo oo lagu hor jaraayay gaadiidka ay la socdaan shaqsiyaadka ay muhiimka u arkayeen Shabaabka.

HOOS KA AKHRISO TIRADA QARAXYADA IYO DILALKA KA DHACAY MUQDISHO TAN IYO MARKII LA DOORTAY FARMAAJO

QARAXYADA

Bishii March: Waxaa dhacay   (8 Qarax)

Bishii April: Waxaa dhacay      (11 Qarax)

Bishii May: Waxaa dhacay  (9 Qarax)

Bishii June: Waxaa dhacay  (10 Qarax)

Bishii July: Waxaa dhacay      (13 Qarax)

Bishii August: Waxaa dhacay (7 Qarax)

Bishii September: Waxaa dhacay (6 Qarax)

Bishii October: Waxaa dhacay (9 Qarax)

Bishii November: Waxaa dhacay (8 Qarax)

Bishii December: Waxaa dhacay  (8 Qarax)

Bilihii Sanadka 2018 waxaa ilaa iyo hadda dhacay

Bishii January: Waxaa dhaca  (11 Qarax)

Bishii February: Waxaa ilaa iyo hadda dhacay  (1 Qarax)

(Isku darka 101)          

DILALKA DHACAY TAN IYO MARKII LA DOORTAY DOWLADA SANA JIRSATAY

DILALKA 

Bishii March: Waxaa dhacay (8 Dil)

Bishii April: Waxaa dhacay (24 Dil)

Bishii May: Waxaa dhacay (13 Dil)

Bishii June: Waxaa dhacay (11 Dil)

Bishii July: Waxaa dhacay (8 Dil)

Bishii August: Waxaa dhacay (10 Dil)

Bishii September: Waxaa dhacay (21 Dil) oo 5-kamid ah loo adeegsaday gaadiid lagu hor jaray Gaadiid kale.

Bishii October: Waxaa dhacay (8 Dil)   1

Bishii November: Waxaa dhacay (11Dil)

Bishii December: Waxaa dhacay  (12 Dil)

Bilihii Sanadka 2018 waxaa ilaa iyo hadda dhacay

Bishii January: Waxaa dhacay (8 Dil)

Bishii February: Waxaa dhacay  (2 Dil)

(Isku darka 136 Dil)

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com

The post AKHRISO: Qaraxyada iyo dilalka dhacay sanadkii ay jirtay dowladda appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this