Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Puntland iyo hay’adda WFP oo shir muhiim ah ku yeeshay Garowe.

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Puntland iyo hay’adda WFP, ayaa maanta Garowe ku yeeshay shir muhiim ah oo looga hadlayay waxqabadka WFP, saddexda sano ee soo socota.

Shirkaan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka ee Garowe ayaa dowladda Puntland waxaa u matalayay 17 wasaaraddood masuuliyiintooda halka WFP uu goob joog ahaa ninka ugu sareeya gobolka iyo hay’addo kale.

Wasiir ku xigeenka caafimaadka Puntland oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay hay’adda WFP in laga sugayo barnaamijkeeda xaga cuntada ee ay ugu talo galay Puntland, saddexda sano ee soo socota, Waxaa kale oo sheegay in dib u eegis lagu sameynaynayo waxqabadkeedii hore iyo wixii aan u qabsoomin.

Hay’adda WFP, ayaa kamid ah hay’addaha Qaramada Midoobay ee wada shaqaynta dhow laleh dowladda Puntland, waxaana lagu ammaanay inay kaalin wacan ka qaadatay abaarihii

Halkaan ka daawo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this