Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo: Sanad kadib waxyaabaha u qabsoomay Farmaajo iyo waxyaabaha ka khaldamay dowladiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Onlin) – Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo ayaa sana jirsaday kadib markii la gaaray xiligii uu hantay Kursiga Qranka ee doorashadeedu dhacday 8 February oo ay ka harsan tahay hal maalin.

Madaxweynaha dalka ayaa mudada ay jirto dowladiisa qabtay shaqooyin badan oo uu ballanqaaday ka hor inta aan la dooran, waxaana sidoo kale jira shaqooyin u harsan oo uusan weli qaban.

Waxaa jira Siyaasado badan oo ay saxday dowlada Farmaajo ee halka sana jirsatay, halka ay jiraan kuwo dhowr ah, oo ay u fulisay qaabab khaldan, balse la filaayo inay gadaal ka saxaan.

Dowladu waxa ay sanadka koowaad ku dhameysatay caqabado Siyaasadeed, iyadoo ay xusid mudan tahay in caqabadahaasi ay ka dhasheen khalalaaso Siyaasadeed oo hareereeyay dowlada.

Hoos ka daawo muqaalka Farmaajo iyo  siyaasada gudaha: maamulada, mucaaradka & Khilaafka carabta

The post Daawo: Sanad kadib waxyaabaha u qabsoomay Farmaajo iyo waxyaabaha ka khaldamay dowladiisa appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this