Sign in to follow this  
Deeq A.

(DHEGAYSO) Wasiirka cadaalada Dowladda Puntland oo si adag hadlay afduubka shirkada Jubba Airways ku haysato arrimihii Xajka.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Cadaalada iyo arimaha diinta dowladda Puntland, Saalax Xabiib Jaaamc oo maanta Garowe dib ugu soo laabtay kadib safar uu muddo ugu maqnaa dalka Maraykanka, ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed dhibaato wayn ku qabaan gudashada waajibaadka Xajka ka dib markii kooxo iyo shirkado gaar ah afduubeen Arimihii xajka xujaydna lagu qaaliyey lacagta .

Wasiir saalax ayaa Shirkada dulimaadyada Diyaaradaha ee Jubba ku eedeeyey in ay u afduubanyahiin Arimahii xajka oo dhan islamakarkaana ay ugu baaqayaan in ay ku ekaadaan shaqadooda dulimaadka iyo in ay xujayda qaadaan soo saarista Visaha xajkana uu noqdo mid furan oo tartan loo galo si ay xujayda uga yaraato lacagta badan oo aysan dadku awoodin.

Halkaan ka dhegayso codka wasiir Saalax.

      Saaalax

Puntlandi.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this