Deeq A.

Muuse Biixi oo diiday inuu Ciidamadiisa Ka Saaro Tukaraq iyo Mushaar la'aan soo daristay ciidamada Somaliland ee jiida hore

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Soomaaliland Muusa Biixi Cabdi ayaa ka biya diiday war ay u soo jeediyeen beesha caalamka kaas oo ku aadanay in ciidamada Soomaaliland in ay dib ugu laabtaan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool halkaas oo ay isku hor fadhiyaan Ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool aysan aheen ciidamo duulaan ah laakiin ey yihiin ciidamo ku sugan qeyb ka mid ah dulka Soomaaliland. Madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa waxaa sidoo kala diiday in uu kala hadlo Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Gaas Colaada ka taagan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, wuxuuna beesha Caalamka ka iyo Qaramada Midoobey uu ka dalbaday in cadaadis lagu saaro madaxda dowlada Fedraalka Soomaaliya sidii ciidamada Puntlan ay ugu soo bixin lahaayeen Deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool. Dhinaca kale waxaa qaylo dhaan ka imanaysaa maleeshiyaadka uu ku aruuriyay Muuse Biixi inuusan wax mushahaar ah uu san siin bishan la soo dhaafay, waxayna qaadan jireen 29 bisha ama 30 ka bisha, waxayna hada maraysaa 6 bisha oo meel xun ayay la taagantahay, warar xog-xogaal ah ayaa sheegay in qaar ka mid ah maleeshiyaadkaas ay durba ka carareen magaalada Tukaraq oo ay gaadheen hawdka fog ee Qorulugud iyo waxii dhaafsiisan.

 

Source: widhwidh.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Keating the default Empror of Mogadishu thinks he has any leverage over Somaliland, time for reality check I guess.  

 

We will even send a postcard with a big finger, just in case he didn't get it verbally.  :D

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.