Deeq A. Posted February 6, 2018 Madaxweynaha Soomaaliland Muusa Biixi Cabdi ayaa ka biya diiday war ay u soo jeediyeen beesha caalamka kaas oo ku aadanay in ciidamada Soomaaliland in ay dib ugu laabtaan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool halkaas oo ay isku hor fadhiyaan Ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland. Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliland ee ku sugan Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool aysan aheen ciidamo duulaan ah laakiin ey yihiin ciidamo ku sugan qeyb ka mid ah dulka Soomaaliland. Madaxweynaha maamulka Soomaaliland ayaa waxaa sidoo kala diiday in uu kala hadlo Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Gaas Colaada ka taagan deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, wuxuuna beesha Caalamka ka iyo Qaramada Midoobey uu ka dalbaday in cadaadis lagu saaro madaxda dowlada Fedraalka Soomaaliya sidii ciidamada Puntlan ay ugu soo bixin lahaayeen Deegaanka tukaraq ee Gobolka Sool. Dhinaca kale waxaa qaylo dhaan ka imanaysaa maleeshiyaadka uu ku aruuriyay Muuse Biixi inuusan wax mushahaar ah uu san siin bishan la soo dhaafay, waxayna qaadan jireen 29 bisha ama 30 ka bisha, waxayna hada maraysaa 6 bisha oo meel xun ayay la taagantahay, warar xog-xogaal ah ayaa sheegay in qaar ka mid ah maleeshiyaadkaas ay durba ka carareen magaalada Tukaraq oo ay gaadheen hawdka fog ee Qorulugud iyo waxii dhaafsiisan. Source: widhwidh.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted February 6, 2018 Why would Muuse withdraw? He captured the area by force. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted February 6, 2018 Mr. Keating the default Empror of Mogadishu thinks he has any leverage over Somaliland, time for reality check I guess. We will even send a postcard with a big finger, just in case he didn't get it verbally. Quote Share this post Link to post Share on other sites