Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi oo Markii Ugu horaysay Dalka ka Dhoofay (Sawirro)

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho(Caasimadda Online)-Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed ayaa maanta ka dhoofay Magaalada Muqdisho iyada oo ay sii sagootiyeen xubno ka tirsan Dowladda Federaalka ah .

Taabit ayaa la sheegay in uu ku wajahan yahay Magalada Nairobi ee dalka Kenya waxaana Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Safarka Taabit ayaa imaanaya kadib  10 bilood ee uu ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho waxaana xilka laga qaaday 21kii Bishii la soo dhaafay kaddib markii uu khilaaf soo kala dhexgalay isaga iyo madaxda ugu sarreysa Dalka.

4-19.jpg?resize=696%2C522&ssl=1 3-22.jpg?resize=696%2C522&ssl=1 1-25.jpg?resize=696%2C522&ssl=1 2-25.jpg?resize=696%2C521&ssl=1 Thaabit-620x330.jpg?resize=696%2C370&ssl

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com

The post Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi oo Markii Ugu horaysay Dalka ka Dhoofay (Sawirro) appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this