Ismahaan Posted February 10, 2010 Ina lilaahi waa inaa ilayhe raa3cuun. Samir iyo imaan .May Allah (swt) forgive his sins and grant him Jannah amiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
samonia Posted February 10, 2010 اللهم : أبدله دارا خيرا من داره وأهلا خيرا من أهله وأدخله الجنة وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار اللهم : عامله بما انت اهله ولا تعامله بما هو أهله انا لله وانا اليه راجعون Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haneefah Posted February 10, 2010 My deepest condolences to you and your family. May Allah have mercy on his soul, and accept all the duas for him. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 10, 2010 Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Xisbiga KUMIYE, Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa isagoo ku hadlaya magaciisa, ka xisbiga iyo ka qoykiisaba wuxuu tacsi u dirayaa Mujaahid Axmed Cumar Faarax “Jaray” oo inankiisii Cabdiraxiim Axmed Cumar uu shalay shil gaadhi ku geeriyooday isagoo jooga Abudabay. Wuxuu Xoghayuhu isagoo ka tiiraanyaysan ilaahay uga baryayaa inuu marxuunka jannadii ka waraabiyo, dhamman eheladii uu ifka kaga tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 10, 2010 Samir iyo Imaan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted February 10, 2010 ina lilaah wa inaa ilayhu rajicuun, its these times that you realize that life is nothing and that we should all work for akhira. But we are only humans... May Allah swt have mercy on his soul and shower her mercy and blessing...and grant him the highest level in Jannah... aad ayaan uga xumahay sabar iyo imaan adiga iyo eheladaada iyo qabaradaada iyo asbaaxta...dunidu wa labo galin ilaahay xaaqa hana tuso.... اللهم : أبدله دارا خيرا من داره وأهلا خيرا من أهله وأدخله الجنة وأعذه من عذاب القبر ومن عذاب النار ameen... salaam Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted February 11, 2010 ilaah ha unaxariisto walaalkeen, samir iyo iman alla ka siiyo eheladi iyo asxaabtii,Amiin Yaa Rabanaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted February 11, 2010 Ina lillahi wa ina ilay raajicuun. Allah Yarxamhu. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abu-Salman Posted February 12, 2010 Aamiin, intaas in leeg ideelkiin Allah ha idinku maneesto. Thanks again; more clarifications appeared on the circumstances and it seems he had uttered the shahaada before dying, which is good sign... will deal later ia with facebook. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Qorax Posted February 12, 2010 ^ Waa war hagaagsan hadduu shahaadada ka gaaray. Walaal samir iyo imaan Illaah ha idinka siiyo marxuunkana Allaha u naxariisto. amin Quote Share this post Link to post Share on other sites
chubacka Posted February 12, 2010 Originally posted by Ismahaan: Ina lilaahi waa inaa ilayhe raa3cuun. Samir iyo imaan .May Allah (swt) forgive his sins and grant him Jannah amiin. Ameen, may Allah make it easy for all his family. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Cabdow Posted February 13, 2010 Ina Lillahi Wa Ina Illeyhi Rajicuun! May Allah have mercy on his soul, samir iyo iimaan bro! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted February 13, 2010 Inaa lilahi wa inaa illahi rajicuun...Allah uu naxariisto, idinkana samir iyo imaan Allah idinka siiyo...amiin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Rayyan Posted February 13, 2010 Inna Lilaah wa inaa ilayhi raajicuun. Naxariista Eebe agtiisa ha ahaato, eheladiisiina Samir iyo Iimaan, Ilaahayna khair ha ugu bedelo, wiilka ka baxay. Lilaahi ama acda wa lilaahi ma akhad. Wadku waa cibro ku qaadasho, waxany tahay - Saddex Dhimasho iyo Laba Nolalood. Dhimasho hore oonu qofku jirin, Qofka la abuuray, oo shakhsiga ah aad garanayso ee ehelka ah. qofka Laga oofsaday, oodhintay, qokfa oo dib loo so noolaysiay. Wa kafa bil mowti waacida! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted February 13, 2010 Alla yarxamu. Ilaahey janada ha ka waraabiyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites