Deeq A. Posted February 5, 2018 Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mas’uul cusub ku soo kordhiyay Madaxtooyada, kaasoo loo magacaabay inuu noqdo kaaliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha. Madaxweynaha ayaa jago cusub oo ah kaaliye u magacaaba nin lagu magacaabo Deeq Xasan oo ka yimid dalka Mareykanka, isla markaana ka mid ahaa wafdigii madaxweynaga uga horeeyay degmada Caabudwaaq. Magacaabida Kaaliyaha gaarka ee Madaxweynaha ayaa waxaa ka dambeeyay agaasime ku xigeenka madaxtooyada C/qaadir Shoole oo mas’uulkan cusub kula kulmay Nairobi, iyadoo ay isu dhow yihiin madaxweynaha. La-taliyeyaasha madaxweynaha Soomaaliya ee faraha badan iyo xubnaha ka howlgala madaxtooyada ayaa hadda tiro ahaan ku dhow golaha wasiirada, waxayna Madaxtooyada ka mid tahay meelaha ugu badan ee miisaaniyadda dowladda ay ku baxdo shaqaalaha. Caasimada Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted February 5, 2018 If you are a Somali politician, it is never a good idea to hire own diaspora clan relatives into well-paying positions when many qualified Mogadishu residents (mostly graduates of good schools) are looking for jobs. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 5, 2018 A warmonger stole an election under everyone's nose, one has the audacity to criticize others. Daanyeer dabadiisa uma jeedo mid dadood ayuu ku diimaa. Jeegaanta must have knock you real hard. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 5, 2018 You need a woman, one that could perhaps sway from your obsession with ninnies. Quote Share this post Link to post Share on other sites