Deeq A.

Farmaajo hires another close family member, ballooning Villa Somalia budget

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa mas’uul cusub ku soo kordhiyay Madaxtooyada, kaasoo loo magacaabay inuu noqdo kaaliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha. Madaxweynaha ayaa jago cusub oo ah kaaliye u magacaaba nin lagu magacaabo Deeq Xasan oo ka yimid dalka Mareykanka, isla markaana ka mid ahaa wafdigii madaxweynaga uga horeeyay degmada Caabudwaaq.

 

Farmajo-Deeq-696x539.jpg?resize=696%2C53

 

Magacaabida Kaaliyaha gaarka ee Madaxweynaha ayaa waxaa ka dambeeyay agaasime ku xigeenka madaxtooyada C/qaadir Shoole oo mas’uulkan cusub kula kulmay Nairobi, iyadoo ay isu dhow yihiin madaxweynaha. La-taliyeyaasha madaxweynaha Soomaaliya ee faraha badan iyo xubnaha ka howlgala madaxtooyada ayaa hadda tiro ahaan ku dhow golaha wasiirada, waxayna Madaxtooyada ka mid tahay meelaha ugu badan ee miisaaniyadda dowladda ay ku baxdo shaqaalaha.

 

Caasimada Online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

If you are a Somali politician, it is never a good idea to hire own diaspora clan relatives into well-paying positions when many qualified Mogadishu residents (mostly graduates of good schools) are looking for jobs.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

A warmonger stole an election under everyone's nose, one has the audacity to criticize others. Daanyeer dabadiisa uma jeedo mid dadood  ayuu ku diimaa. Jeegaanta must have knock you real hard.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.