Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso:-Masuuliyiin xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Raaga Ceelle-(Caasimadda Online)-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Maanta xilalkii looga qaaday maamulkii degmada Raaga Ceelle,iyada oo masuuliyiin kale la Magacaabay.

Wareegtadaan oo ku taariikheysan 7,dii Bishii dhamaatay ee January ayaa waxaa lagu kala diray masuuliyiintii Maamulka degmada Raaga Ceelle lana Magacaabay kuwo Cusub.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Masuuliyiinta Cusub ee Maamulka degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

wareegto.jpg?resize=528%2C960&ssl=1

Caasimada Online

Xafiiska Muqdisho

Caasimada@live.com

The post Akhriso:-Masuuliyiin xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay appeared first on Caasimada Online.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this