Sign in to follow this  
Deeq A.

TACSI : – Allaah ha u naxariistee Marxuumad Khadiijo Cartan Shire oo xalay ku geeriyootay magaalada Minnesota ee cariga Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

images-1.jpg

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAJCUUN.

GEERIDU WAA XAQ

Waxaa habeenkii xalay ee sabtida ee taariikhdu aheyd 03.02.2018 Magaalada Minnesota ee gobolka Minneapolis ee cariga Mareykanka ku geeriyootay Allaah ha u naxariistee marxuumad Khadiijo Cartan Shire.

Allaah ha u naxariistee waxaa marxuumada Allaaha Raxiimka ah looga baryayaa dembi dhaaf iyo naxariis, qoyskii ay ka baxday ee reer Cabdullaahi Oorfane iyo reer Cartan Shire Guuye inuu Eebe ka siiyo samir iyo iimaan.

111mawt.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this