Sign in to follow this  
Deeq A.

Sambaloolshe.” Dowladda federalku markay i isticmaashay ayay bannaanka iisoo tuurtay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Soomaaliya, Cabdulaahi Sambaloolshe, ayaa ku eedeeyay Villa Soomaaliya inay ula dhaqantay si aan hoboonayn.

Sambaloolshe wuxuu sheegay madaxweyne Farmaajo inuu ugaga baxay balamo ku saabsanaa inuu la dhameysandoono afarta sano ee uu madaxweynaha ka yahay Soomaaliya, haddii  xilka laga qaadano ay dowladdu ku taageeridoonto inuu xubintiisii xildhibaanimo dib u helo.

Wuxuu sheegay inuu yahay nin sirta dalka gacanta ku haya, loona baahnayn in daaqada laga tuuro waa sida uu hadalka u dhigay.  “Madaxweynuhu sidii Malaay badda ku jira ayuu bannaanka iigasoo saaray.” ayu yidhi Sambaloolshe.

Halkaan ka dhegayso codka Sambaloolshe.

      SANBALOOLSHE

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this