Deeq A. Posted February 3, 2018 Wararka hada ka soo baxaya deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in xiisad laga dareemayo duleedka deegaankaasi ee ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Soomaaliland. Warar hoose oo warbaahinta qaarkeed heshay ayaa sheegaya in mararka qaar rasaas goos goos ah ay ridayaan ciidanka Soomaaliland oo cabsi ka qaba weerar kaga yimaada malayshiyaadka xoraynta gobolka Sool ee lasafan ciidanka dowladda Puntland. Dhinaca kale Isku socodka gaadiidka dadweynaha ee gobolada Puntland iyo Soomaaliland ayaa ah mid caadi ah oo aan waxba iska bedelin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted February 3, 2018 Ciidanka Qaranku waa 24jir maanta. Malaa waa dabaaldega sanadguuradda ayay Maamulka Puntland u qaatay wax kale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted February 3, 2018 What is the latest on Tukaraq? Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted February 3, 2018 Nothing will happen there, it will be suicide for Puntland to go there while locals abandon them, any war, those with locals win; and this time and the only thing Ali Khalif achieved is the hatred these people have for Puntland. Yes there other areas where Puntland has support but not Tukaraq or Laascanood. is not about peace loving or anything it is simple truth. Faroole and mentally challanged Gaas also has alianated Dhulos. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted February 3, 2018 Nobody alienated Dhulos. You are projecting what the men who switch sides every other day say with regular people are feeling. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted February 3, 2018 Maakhiri, where are you hearing the SSC community in Tukaraq abandoned Puntland? Isn't the sub clan in Tukaraq still loyal to Puntland as most refugees fled to Garowe? Can you tell us more? Quote Share this post Link to post Share on other sites