Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi Marxuumad Faadumo Farax Jaamac oo Maalmo-Sweden ku geeriyootay 1.2,2018

Recommended Posts

Deeq A.   


tacsi-3.jpg
Waxaa Tacsi loo dirayaa dhamaan Ilma Ismaciil Wayrax geerida ku timid Hooyadood Marxuumad Faadumo Faarax Jaamac oo Xalay ku geeriyootay Magaalada Maalmo ee Dalka Sweden.

Waxaan Illaahay uga baryeynaa Marxuumada Jano waarta iyo dambi dhaaf iyo in Illaahay samir ka siiyo dhamaan ehelka.

Aaaamiiin Aaaamiiin

Waxaa kaloo loo tacsiyeynayaa dhamaan Ehelka iyo Asxaabta.

Waxaa nasoo gaarsiiyey tacsida
Sheikh Cabdiqani Ismaaciil Wayrax

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this