Jacaylbaro Posted January 31, 2008 HERE IT IS Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 31, 2008 AS FOR SOMALILAND: It is Sahardiid Mohamed Sahardiid Muusikiistaha iyo Mulaxanka Sanadka ee Somaliland ayaa loo aqoonsaday Saxardiid Maxamed Saxardiid oo muusigiisu uu noqday mid masraxa ku qasbo inay soo fuulaan dad badan oo xishood dartii kuraasta ugu dheganaan lahaa. daawo heesta Eeynee Inkastoo Saxardiid Maxamed Saxardiid (SMS) yahay Muusikiistaha iyo Mulaxamiistaha sanadka ee Somaliland hadana waa fanaan heeso badan oo la jecel yahay qaada sida LAXAWGA CAASHAQA KAMA LADNAANINE LAABTAAN KUGU HAYAA WELI. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted January 31, 2008 I don't get it. he is somali and they are Ethiopians?? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted January 31, 2008 There are no ethiopians there sxb ,,,,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted January 31, 2008 ^^ I don't got earphones handy, I will listen to it when I get home. is it any good? Quote Share this post Link to post Share on other sites
winnie Posted February 1, 2008 that pic w him singing and the ladies in the background looks scary. its like a beauty queen zombie flick, and this guy is too stup!d to be scared. RUN WEDDING SINGER, RUN!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 1, 2008 I see too much boorbaro. Wali boorbaro maala ismariyaa. Gabdhaheena dalkeena joogo Eebbaa qaayo qurux siiyee maxaa ku ibtilay boorbaro. Yaa u sheego in boorbaro loogu tala galay in cunugyaasha dabadooda la mariyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted February 1, 2008 ^Well they are using the wrong boolbaro dee...Tan dharjaalada wajigeeda, specially suniyeheeda aanba ani ka baqooyaa...Caawa saan ku seexan lahaa la iska rabaa...Two tone waji eh iyo timahaas iyo suniyahaas = nightmare... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 1, 2008 Yarta isku dhaceyso, fiiri, adiga sawirkaaga soo saar aan aragnee, haddii kale dadka kale waxba haka sheegin yaah. Dadkee nightmare ugu wacee qaabkooda. War kac. Suniyahaasna waaba segsi, feeri segsi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted February 1, 2008 Yarka if you find that 'segsi' my deepest condolences MMAyoow...Saasbo miney 'segsi' tahay, 'segsi' meeshiisa iyo meel dheer ha iga joogo...Maba u dhowi been ma'aha, An maaba gaarikaro... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 1, 2008 Fiiri, Kuusha, dadkaan naga daayee, adiga xaa isku heysaa? Waxaa isku heysid soo bandhig, otherwise shibeey shib dheh. Yea, yea, computerka aa qarxaayo dheh haddaan soo bandhigo, saas miyaana? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted February 1, 2008 All these fanaan-ku sheega naga daaye, anyone know the where abouts of Jubba? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Kool_Kat Posted February 1, 2008 ^Ar Jubba wili Toronto uu dhex ordooyaa...Gosh, people really do change... MMA, KK masawikeeda inaa aragtid intuu cirka kuu jiro uu kuu jiraa...Lakiin, I'll show you this, saa u seexatid caawa: Wax yar oo micno leheen aan dhaama gabadhaan quruxda badan...Nuurso hee!!! Indhahaa yee ku ciilin... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Buuxo Posted February 1, 2008 Change? how so? he is not still frozen in time? Quote Share this post Link to post Share on other sites
umu zakaria Posted February 1, 2008 Originally posted by Kool_Kat: [ Xuuuuuuuuuux. Abooto xuuux waaye Illaahayoow aan habeenoo madoow kac baambar usoo xir la dhihin. waa very stylish laakiin duqda caadi ma ahan Quote Share this post Link to post Share on other sites